Xiriirka ku lumay inta lagu jiray Dagaalka Koowaad iyo Labaad ee Caalamka

Feelasha Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeerta Cas (ICRC) waxay aasaasaan keydka xogta ku saabsan dhibanayaasha Dagaalada Koowaad iyo Labaad ee Caalamka, waxaa aruuriyay ICRC iyada oo sameynayo shaqadeeda bani’aadannimada inta lagu jiray dagaaladaan.

  • Xaalada Dagaalada Koowaad iyo Labaad, feelasha ICRC ee shaqsiyaadka waala casriyeeyay oo waxaa laga raadin karaa onleenka ee http://grandeguerre.icrc.org  (oo af Ingiriis ah)/ https://grandeguerre.icrc.org/fr/  (oo af Faransiis ah).
  • Haddii aad raadineysid u warbixin ku saabsan qof walba (haddii yahay xubno milatariga ah ama shacab) ee la xiray inta lagu jiray Dagaalka Labaad ee Caalamka, waxaad ku gudbin kartaa codsigaaga halkaan (ciwaanka oo af Ingiriis ah, sidoo kale waxaa lagu helaa tusaale ahaan, Faransiis iyo Carabi).