Codsiyada la xiriiro arimaha booliska

Waan ka xunnahay kuguma caawin karno raadinada xubnaha qoyska ee ku lumay xaalada arimaha booliska, tusaale ahaan, waynta shaqsiga ee looga shakiyay xaaladaha dambiyada. Wixii codsiyada degdega ah, fadlan si toos ah ula soo xiriir booliska:
http://www.police.be/en  (oo af Ingiriis ah);
http://www.police.be/fr  (oo af Faransiis ah);
http://www.politie.be  (oo af Daj ah).