Helitaanka cadeynta qoran ee lagu taageero codsiga magangalyada

Waan ka xunnahay, kuguma caawin karno raadin walba ee xubnaha qoyska haddii aad noola soo xiriireysid inaad heshid cadeyn qoran ee raadintaada si ay u taageerto codsigaaga magangalyada. Fadlan la xiriir qareen badelkii.

Waxaad ka heli kartaa sharaxaadaha qareenada ku taqasusay la shaqeynta qaxootiyada ee
www.advocaat.be/Thema-s/Vreemdelingenrecht (oo af Daj ah).