Raadinta

Restoring Family Links waxay kugu caawinayaan raadintaada ee qaraabada maqan iyo dib xiriir ula sameynta xubnaha qoyska.

Waxaan la shaqeyno bulshooyinka kale ee Laanqeerta Cas iyo Bisha Cas, oo ay sidoo kale la jiraan ergo gaar ah ee aagaga qilaafka. Restoring Family Links waa adeeg bilaash ah, oo aan la shaqeyno bulshooyinka kale ee Laanqeerta Cas iyo Bisha Cas oo ay sidoo kale la jiraan ergo gaar ah ee aagaga qilaafka. 

Waxaan kugu caawin karnaa raadinta iyo dib xiriir ula sameynta xubnaha qoyska haddii xiriirka uu ku lumay sababo walba: